Sargaal katirsan Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya oo la dilay

Wararka ka imaanaya waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee maamulka Puntland ayaa sheegay in xalay kooxo hubeesan oon heebtooda la garan magaaladaasi ku dileen sargaal katirsanaa Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya. Madaxii Xafiiska Laanta Socdaalka ee Garoonka diyaaradaha Gaalkacyo Cismaan Xuseen Xaaji Ismaaciil (Farey) ayaa la dilay xalay xili uu isku diyaarinayay dukashada salaada Maqrib sida goobjoogayaal … Continue reading Sargaal katirsan Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya oo la dilay